Qarax ismiidaamin ah oo shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan shan qof , oo mid ka mid ah uu ahaa askarta dowladda
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ayaan ku eegeynaa xaaladaha siyaasadeed iyo midda nabadgelyo ee Puntland, iyo doorashooyinka degaanka ee 15ka bishan lagu wado inay ka dhacaan Puntland
Iyadoo maalmahan uu jawhareer ka taagnaa shirka la doonayo in maamul loogu sameeyo gobollada Jubbooyinka, ayaa waxaa maanta Kismaayo kaga dhawaaqey inay gebi ahaanba isaga baxeen shirkaasi qaar ka mid ah beelihii ka qeybgalayey.
Barnaamijka Faaqidaadda waxa aynu todobaadkan ku lafa gureynaa, sida ay Soomaaliya uga faa'iideysan karto shirkii London ee beesha caalamku ay u qabatay, deeqda dhaqaalena ugu yaboohday.
Barnaamijka maanta waxa marti ku ah Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo ka hadlaya arrimaha maamul u sameynta Soomaaliya.
Madaxweynaha Somalia ayaa maanta kulan kula yeeshay Magaalada Mumbasa ee dalka Kenya dhigiisa dalka Kenya Uhuru Kenya
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Dowladda Somalia ay horyaalaan Caqabado u baahan in beesha caalamka oo wada jirta ay ka taageerto si looga caawiyo dhismaha nabadda
Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud ayaa dalalka Africa ka codsaday inay garab istaagaan dowladda Somalia.
Booliiska Boston ayaa nolol ku soo qabtay midkii haray wiilashii walaalaha ahaa ee ku eedeysnaa qaraxyadii Boston. Dzhokhar Tsarnaev oo 19 jir ah ayaa laga soo qabtay Magaalada Waterfrontla
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Guddoomiyaha Guddiga Difaaca ee Baaralamaanka Soomaaliya Xuseen Carab Ciise, waxaana uu ka jawaabayaa su’aalo ay ka mid tahay mugdi la sheegayo inuu ka dhex jiro Ethiopia iyo Soomaaliya.
Boqolaal Ciidama ah oo ka tirsan ciidamada dowladda oo ka tagay gobolka Gedo ayaa gaaray Jubadda hoose, xilli maamul u sameynta jubooyinka uu muran ka taaganyahay
Dhagax Weyn oo ka yimid meeraha sare ee hawada ayaa soo dul maray koonkan aan ku noolnahay
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Iran ay heysato fursad wada hadal oo lagu xalin karo muranka ka taagan barnaamikeeda Nuclearka
Madaxweynaha Mareykanka ayaa xalay jeediyay khudbadiisii sanadlaha aheyd ee ugu horreysay tan iyo markii dib loo doortay, isagoo kaga hadlay arrimaha gudaha iyo dibedda.
Madaxweynaha Wadanka Iran Maxamud Axmadinejad ayaa sheegay in dalkiisa aan lagu cadaadin karin wada xaajood uu ka galo Barnaamijkiisa Nukliyeerka ee lagu muransanyahay.
Barnaamijka Wicitaanka ee todobaadkan waxuu ku saabsanyahay dhibaatada saxafiyiinta Muqdisho ay ku shaqeeyaan iyo xarigga loo geysto
Jaamacadda Oxford ee Britain ayaa waxaa lagu qabtay shir looga hadlayay sida ay Africa uga faa'ideysato Farsamada Casriga ah. Maamulaha Guud ee Shirkada Dahabshiil ayaa VOAda uga waramay
Dabeylo wata qabow daran ayaa ku dhuftay gobolada Waqooyi Bari Mareykanka, iyagoo koronto la'aan dhigay kumanaan kun oo qof sidoo kalena hakiyay duulimaadyo diyaaradaha iyo dhaq dhaqaaqii tareenada.
Safaaradda Mareykanka ee Magaalda Nairobi ayaa war qoraal ah oo ay soo saartey waxa ay ugu digtey muwaadiniinteeda u safraaya Soomaaliya.
Wariye Cabdi Casiis Koronto iyo Haweney u sheegtay inay kufsadeen ciidamada dowladda ayaa lagu xukumay min hal sano oo xarig ah
Kuwo kale