Ra'isul Wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon ayaa war ka soo saaray kufsiga, xuriyatul qowlka iyo amaanka
Dagaal kooban ayaa ka dhacay Magaalada Beledweyne, ka dib markii Al-shabab ay hoobiyeyaal ku weerartay baraha ciidanka dowladda iyo kuwa Amisom
Barnaamijka Wicitaanka waxuu ku saabsanyahay hurumarka Cayaaraha Somalia, gaar ahaan kubadda cagta iyo Qaabka loo maamulo
Ugu yaraan 7 qof ayaa dhintay magaalada xeebta ee Suez kadib markii ay isku dhaceen dad mudaharaadayay oo xusayay sannad-guuradii labaad ee bilowgii kacdoonka Masar.
QM: Ayaa sheegtay inay baareyso weeraro loo adeegsaday Dayuuradaha Droneska oo ka dhacay, Pakistan,Yemen, Somalia, Afghanistan iyo Dhulka Falastiin.
Zainab Hawa Bangura, madaxa xafiiska QM ee Gacan ka Hadalka Jinsiga iyo colaadaha ayaa walaac ka muujisay kufsi la sheegay in uu ka jiro Somalia
Mareykanka ayaa markii ugu horeysay muddo 20 sano ka badan si rasmi ah u aqoonsaday dowladda Soomaaliya. Hadalkan ayaa waxaa ku dhawaaqday Hillary Clinton oo la kulantay madaxweyne Xasan Sheekh.
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa Aqalka Cad ku qaabilay Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamud
Maxkamadda sare ee Pakistan ayaa amartay in la soo xiro Ra'siul Wasaare, Raja Pervez Ashraf
Madaxweynihii hore ee Masar, wasiirkiisii arimaha gudaha, iyo labadiisa wiil ayaa dib loo maxkamadeynayaa, ka dib markii ay ku guuleysteen racfaan ay qaateen.
Barnaamijkeena Faaqidaadda ayaanu ku eegeynaa, qiimo kororka maciishadda ee magaalada Muqdisho
Afar Qarax ayaa ku dilay dalka Pakistan 110 qof, ku dhawaad 250 kalena way ku dhaawacmeen, Khamiistii shalay. 92 ka mid ah dadkaasi ayaa ku dhintey Magaalada Quetta.
Dagaalo xooggan ayaa Ciidamada dowladda kuwa Ahlusunna iyo Al-shabab ku dhex marayay gobolka gedo labadii maalmood ee la soo dhaafay
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo badbaadisay sadex la heyste oo ay burcad badeed ku heysatay xeebaha Soomaaliya laba sano ka badan
Ugu yaraan 60 qof ayaa ku dhimatay dalka Afrikada Galbeed ku yaala ee Ivory Coast, ka dib markii kumanaan qof oo u dabaaldegayay sanadka cusub ay isku jiireen wado ciriiri ah.
Xoghayaha Arimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa Cusbitalka la dhigay, ka dib markii dhiigeeda laga helay Xinjiro ka dhashay jug dhawaan Madaxa kaga dhacday
Madaxweynayaasha dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa codsaday in Waqtiga loo loo Kordhiyo Amisom, si ey gacan uga geystaan soo celinta nabadda
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dooni Talaadadii ku qalibantay xeebaha Soomaaliya ay ku dhinteen 55 qof
Kulan Lagu Xusayo 40 Guurada Qorist Farta Soomaaliga ayaa maanta ka Dhacaya Dalka Jibouti, waxaa ka qeybgalaya Madax ka socota Dhulalka Soomaaliga looga hadlo ee gobolka
Madaxweyne Obama ayaa Xalay la Kulmay Afhayeenka Aqalka Wakiilada John Boehner, si ay uga wada hadlaan dhaqaalaha Mareykanka ee Gebiga ka lusha
Kuwo kale