Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaalo Ka Dhacay Gobolka Gedo


Dagaal ka Dhacay Gobolka Gedo
Dagaal ka Dhacay Gobolka Gedo

Dagaalo xooggan ayaa Ciidamada dowladda kuwa Ahlusunna iyo Al-shabab ku dhex marayay gobolka gedo labadii maalmood ee la soo dhaafay

Dagalo xooggan ayaa labadii labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday deegaano ka mid ah gobolka Gedo ee koonfur galbeed Somalia.

Dagaaladaasi oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda, kuwa Ahlu-sunna iyo kooxda Al-shabab ayaa kuwoodii ugu dambeeyay waxey ka dhaceen deegaanka la yirahdo meykaa reebey eek u dhow Buur- dhoobo.

Afhayeenka Ahlusunna Waljameeca ee gobolkada Jubooyinka Sheekh Maxamed Xuseen Isxaaq Al-qaadi oo aan wareysi la yeelanay halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00
XS
SM
MD
LG