Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya oo Soo Badbaadisay Laheystayaal Ajnabi ah


Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo badbaadisay sadex la heyste oo ay burcad badeed ku heysatay xeebaha Soomaaliya laba sano ka badan

Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegatay inay soo furatay Sadex laheyste oo ajnabi ah, kuwaas oo muddo labo sano kabadan ay afduub ugu haysatay koox burcad badeed ah, xeebaha soomaaliya inkasta oo dowladu ka gaabsatay iney sheegto meesha sida rasmiga ah ay dadkan uga soo badbaadisay.


Warbixin ku saabsan Halka hoose ee Qoraalkan ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:01 0:00
XS
SM
MD
LG