Barnaamijka Faaqidaadda waxa aynu todobaadkan ku lafa gureynaa sida ay Soomaaliya uga faa'iideysan karto shirkii London ee ay beesha caalamku u qabatay, deeqda dhaqaalena ugu yaboohday.
Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ah aqoonyahno iyo xeeldheereyaal siyaasadeed oo faaqidaya sida ugu haboon ee waxyaabihii ka soo baxay shirkaas mira-dhal looga dhigi karo.
Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.