Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Maxamed Ibrahim Bakistan

Xoghaya Ururka Suxufiyiinta Qaranka ee (NUSOJ) Maxamed Ibrahim Bakistan oo marti ku ah Barnaamijka wicitaanka ayaa ka hadli doona dhibaatada ay ku shaqeeyaan wariyeyaasha magaalada Muqdisho iyo caqabadihii ugu dambeeyay ee la soo gudboonaaday , waxaana uu su'aalo uga jawaabi doonaa qaar ka mid ah dhageystayaasheena .

Barnaamijka oo Maqal ah Qeybta hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:18:36 0:00
This item is part of
XS
SM
MD
LG