Booliska Nigeria ayaa sheegay inay baarayaan askari dilay haweeney qareen aheyd, isla markaan xaamilo aheyd, oo aan hubeysneyn kadib markii ay ka soo baxday kaniisadda Christmas-kii.
Madaxweynaha Hirshabelle Ali Guudlaawe Hussein ayaa sheegey in Al-shabaab laga saaray deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe sidoo kalena ay dhawaan isku furi doonaan furimaha dagaalka ee Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan.
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee loosoo gaabiyo UNHCR ayaa sheegtay in ay kordheyso tirada qaxootiga ku dhimanaya iyagoo isku deyaya in ay ka gudbaan badda Mediterranean si ay u gaadhaan dalalka Yurub, inkastoo dhinaca kalena tiro yar oo muhaajiriin ah ay hadda safarkaas galaan.
Wasiirka Batroolka Soomaaliya Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa ka ka warramey heshiis la sheegey in ay Soomaaliya la gashey shirkad lagu magacaabo Coastline Exploration LTD taasi oo ay shidaal uga soo saareyso 7 xirmood oo ka mid ah xeebaha Soomaaliya.
Qoraal ay soo saartey safaarada Mareykanka ee magaalada Addis Ababa ayaa looga digey falal ajaanib naceyb ah oo ay dadka qaar ku eedeynayaan shisheeyaha dalkaas in ay wadaan ama ay keeneen xanuunka Coronavirus.
Lixdankan Million ayaa waxaa lagu bixin doonaa laba dhinac oo muhiim ah, sida is-dhex galka qaxootiga iyo dadka gudaha dalka ku bara kacay iyo qaxootiga ku sugan dalka Kenya.
Ku soo dhowaada Barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha oo toddobaadkan uu marti ku yahay Wasiirka Gaashaandhiga ee Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Jeneral Cabdulqaadir Cali Diini.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Hantidhowrka Qaranka Nuur Jimcaale farah oo barnaamijka kaga jawaabi doona su'aalo la xiriira maaliyadda iyo maamulka hantida qaranka.
Barnaamijka wicitaanka dhageysaha ee todobaadkan waxaa marti ku ah Iimaan Xasan Cali Maxamuud “Xasan Jaamici” oo ah bare dhinca sharciga
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdifataax Xasan Afrax. Waxa uu ka hadli doonaa xaaladda gobolka, colaadaha ka taagan, iyo degaanada wali kala xirin.
Barnaamijka Wiciitaanka Dhageystaha waxaa markti ku ah Dr. Xasan Xaaji Maxamed Shuuriye oo ka jawaabaya su’aalo la xiriira sida loo kala qaado xanuunka Ebolaha, sida la isaga ilaalin karo, waxyaabaha lagu garto iyo kuwo kale.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya C/raxmaan Beyle oo inta badan su’aalo laga waydiin doono heeso uu sameeyay oo u badan waddani
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah wasiirka waxbarashada ee dowladda federaalka Soomaaliya Ciise Maxamed Axmed "Gurraase" oo ay dhageystayaasha su'aalo waydiinayaa.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Jeneral Maxamed Nuur Galaal oo ay dhageystayaasha su'aalo ka waydiin doonaan saameynta dilka hogaamiyaha ururka al-Shabab Axmed Cabdi Godane.
Barnaamijka Wicitaanka dhageystaha waxaa todobaadkan marti inoogu ah Hantidhowrka qaranka Soomaaliya Nuur Jimcaale Faarax. Waxa uu barnaamijka kaga jawaabi doonaa howlaha hey'adda iyo musuq maasuqa la sheego in nidaamka dowlada federaalka uu ku dhexbaahsan yahay.
Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah C/rashiid Khaliif Xaashi oo wasiir ka soo noqday dowladihii dalka soo maray, haddana ah agaasime ku xigeenka mac-hadka Heritage ee magaalada Muqdisho.
Barnaamijka Martida Microfoonka waxaa toddobaadkan marti noogu ah Xaashi Shaafi oo madax ka ah hay’ad ka shaqeysa arrimaha bulshada oo la yiraahdo Somali Action Alliance oo xarunteedu tahay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.
Barnamijka Wicitaanka Wuxuu ku saabsanyahay dhalinyardii Somalia Mareykanka ee aaday Somalia, waxaana ka wareysaneynaa Cabdiraxman Mukhtar oo qaar ka mid ah dhalinyaradaasi ay xiriir lahaayeen
Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkan marti ku ah Ambassador Cabdisalam X. Axmed Dhaban-cad oo ah xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibedda ee dowladda Federaalka oo ka hadlaya baasaboorada diplomaasiyiinta ee Somalia.
Barnaamijkeena Martida waxa uu ku saabsanyahay xeerka saxaafadda ee uu dhawaan ansixiyeen golaha wasiirada ee dowladda Somalia, baarlamankana loo gudbin doono
Kuwo kale