Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UNHCR oo sheegtay in ay kordhayso tirada muhaajiriinta badaha ku dhinta


Tahriibayaal badda ku boodaya

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee loosoo gaabiyo UNHCR ayaa sheegtay in ay kordheyso tirada qaxootiga ku dhimanaya iyagoo isku deyaya in ay ka gudbaan badda Mediterranean si ay u gaadhaan dalalka Yurub, inkastoo dhinaca kalena tiro yar oo muhaajiriin ah ay hadda safarkaas halista badan galaan.

Warbixin arrintaas ku saabsan oo ay soo dirtay Lisa Shilayn, waxaa innoosoo koobaysa Falastiin Axmed Iimaan.

Korodhka tahriibayaasha badda ku dhimanaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:39 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG