Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiir Cabdirashiid: Heshiiska shidaalka waxaa ila ogaa Farmaajo


Abdirashiid Mohamed Ahmed
Abdirashiid Mohamed Ahmed

Wasiirka Batroolka Soomaaliya Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa ka ka warramey heshiis la sheegey in ay Soomaaliya la gashey shirkad lagu magacaabo Coastline Exploration LTD taasi oo ay shidaal uga soo saareyso 7 xirmood oo ka mid ah xeebaha Soomaaliya. Heshiiskan oo xafiiska madaxweynaha iyo kan Ra'isul wasarahuba ay diideen jiritaankiisa iyo ogaanshiyihiisa ayuu wasiirku sheegey in uu Soomaaliya u yahay fursad dhaqaale iyo mid wax soo saar.

Wariyaha VOA, FalastIin AXmed Iimaan ayaa ugu horreyn wasiirka weydiisay heshiiskan waxa uu yahay?

Halkan ka dhageyso wareysiga Wasiirka Batroolka Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:09 0:00

XS
SM
MD
LG