Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muran ka taagan hindise-sharciyeedka batroolka


Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa hor-yaala hindise-sharciyeedka Macdanta iyo Batroolka oo muran badan uu ka dhashey ka gadaal markii ay soo baxdey in hindise sharciyeedkaasi sida la sheegay inay qoreen khuburo ajaanib ah.

Arrintan ayaa dhalisay in dadka qaar ay is-weydiiyaan su’aalo ku saabsan in hindise sharciyeedka lagu kalsoonaan karo iyo in kale.

Haddaba, wasiir ku-xigeenka wasaaradda Macdantiyo Batrool-ka ee dowladda Somalia, Maxamuud Cabdulqaadir Hilaal, ayaa Sahra Cabdi Axmed uga waramay sharcigan iyo doodda ka dhalatay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:34 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG