Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: G. Gobolka Hiiraan


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdifataax Xasan Afrax. Waxa uu ka hadli doonaa xaaladda gobolka, colaadaha ka taagan, iyo degaanada wali kala xirin.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso xagga hoose

XS
SM
MD
LG