Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska Nigeria oo lagu eedeeyay toogashada haweeney xaamilo aheyd


FILE - Police officers stop a vehicle at a checkpoint in Abuja, Nigeria, Oct. 21, 2021.

Booliska Nigeria ayaa sheegay inay baarayaan askari dilay haweeney qareen aheyd, isla markaan xaamilo aheyd, oo aan hubeysneyn kadib markii ay ka soo baxday kaniisadda Christmas-kii.

Afhayeen u hadlay booliiska magaalada Lagos ayaa wacad ku maray in baaritaanku uu noqon doono mid degdeg ah laakiin dadka dhaleeceeya ayaa sheegaya in mas'uuliyiinta Nigeria aysan wax weyn ka sameyn si ay u joojiyaan naxariis darrada booliiska ee dhaliyay mudaaharaadyada 2020-ka.

Timothy Obiezu ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Abuja ee dalka Nigeria. Flastin Iman ayaa soo jeedineysa.

Booliska Nigeria oo lagu eedeeyay toogashada haweeney xaamilo ah .mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:34 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG