Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Iimaan Xasan Jaamici


Barnaamijka wicitaanka dhageysaha ee todobaadkan waxaa marti ku ah Iimaan Xasan Cali Maxamuud “Xasan Jaamici” oo ah bare dhinca sharciga waxa uuna barnaamijka wicitaanka kaga jawaabi doonaa dacwadda ay dowladda dhexe ee federaalka Maraykanka ay ku soo oogtay dhallinyaro Soomaali ah oo lagu soo eedeeyay in ay doonayeen in ay ku biiraan kooxda ISIS.

Dhageyso Barnaamijka.

WICITAANKA DHAGEYSTAHA
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:27:31 0:00

XS
SM
MD
LG