Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa todobaadkan marti inoogu ah hantidhowrka qaranka Soomaaliya Nuur Jimcaale Faarax. Waxa uu barnaamijka kaga jawaabayaa howlaha hey'adda iyo musuq maasuq la sheego in nidaamka dowlada federaalka uu ku dhexbaahsan yahay.
Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso xagga hoose.
Embed
share
WICITAANKA
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:25:54
0:00
Direct link