Barnaamijka Wiciitaanka Dhageystaha waxaa markti ku ah Dr. Xasan Xaaji Maxamed Shuuriye oo ku taqasasusay cudurrada faafa, waxaana uu ka howlgalaa Cisbitalka Raashed ee dalka imaaraadka carabtka. Dr. Shuuriye waxa uu ka jawaabayaa su’aalo la xiriira cudurka halista ah ee Ebolaha, kaasoo dad badan ku dilay waddamada galbeedka Afrikca.
Dr. Shuuriye waxa uu ka jawaabayaa sida loo kala qaado xanuunka, sida la isaga ilaalin karo, waxyaabaha lagu garto iyo kuwo kale.
Haddaba barnaamijka oo macluumaad muhiim ah xambaarsan ka dhageyso xagga hoose.
Embed
share
Wicitaanka
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:23:58
0:00
Direct link