Waxay u badan tahay in Trump, ay laamaha ammaanku farihiisa ka qaadaan, sawirna ka dhigaan, sida lagu sameeyo dadka loo haysto falal dembiyeedyada. Hase ahaatee, masuuliyiinta ayaa sheegaya, iyada oo la ixtiraamayo mansabka madaxweynenimo ee uu soo qabtay, uma badna in lagu xidho katiinad