Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada madaxtinimada dalka Faransiiska


Doorashada madaxtinimada ee dalka Faransiiska
Doorashada madaxtinimada ee dalka Faransiiska

PARIS - Dalka Faransiiska waxaa maanta ka dhacaya wareeggii labaad ee doorashada madaxtinnimada iyada oo ay loollamayaan madaxweynaha talada haya Emmanuel Macron iyo haweenayda xisbiga afkaarta fog ee Marine Le Pen.

Wararkii ugu dambeeyey ayaa Ismaaciil Xuseen Farjar uu ka waraystay Khadar Axmed Xasan oo ka faallooda arrimaha Faransiiska oo ku sugan magaalada Paris.

Doorashooyinka Madaxtinimada Faransiiska
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00

XS
SM
MD
LG