Golaha wakiillada ee gobolka South Carolina ayaa la filayaa inay maanta ka doodaan sharci ogolaanaya in la dejiyo calan u taagan xilligii dagaallada sokeeye kaas oo gobollo ku yaalla dalka Maraykanka ka dul taagnaa in ka badan 50 sanadood.
Ku soo dhowaada qayb kale oo ka mida Barnaamijkii Cawayska Washington oo aynu kaga hadlayo sheekooyin xiiso badan.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Eng.Maxamuud Jaamac Xaamud oo la talinta iyo taakuleynta bukaanada ka yimaada waddamada islaamka u qaabilsan xarunta Mayo Clinic ee MN.
Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan.
Muranka u dhaxeeya xisbiga Kulmiye ayaa sababay in 10 qof oo uu ku jiro wasiir-ku-xigeenkii amniga Somaliland la xiro. Sidoo kale waxaa Hargeysa 24-kii saac ee la soo dhaafay ka dhacay qaraxyo.
Musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID, Jamaal Cali Xuseen iyo wafdi uu horkacayey oo loo diiday inay galaan Gabiley, iyo Guddoomiyaha Gabiley Yuusuf Ibrahim Geeddi oo sababeeyey go'aanka ay wafdiga ku horjoogsadeen.
Sideed Qof ayaa ku dhintay todoba kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii ay isku dhaceen saddex gaadhi duleedka magaalada Arabsiyo oo u dhexeysa Hargeysa iyo Gebilay.
Shir Maalmahan uga socday Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga Ayaa saakay waxaa lagu wadaa inuu wajigiisii ugu dambeeyay ka dhaco magaalada Ankara ee iska dalkaasi, isla markana ay dhinacyada ku dhawaaqaan qodobada ay ilaa iyo hadda isku waafaqsanyihiin
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in dawladda Turkigu ay martigelin doonto wadahadallo ay yeeshaan dawladda Soomalaiya iyo Somnaliland laba todobaad gudaheed.
Maxkamad ku taalla Somaliland ayaa ganaax ka badan 3,000 oo dollar ku xukuntay 19 kalluumaysato Ajnabi ah oo u dhashay dalka Yemen.
Laba qof ayaa loo qabtay magaalada Laas Caanood dilkii sheekh Cabdul Qaadir Nuur Farax oo Doraad nin hubeysan uu ku toogtay Garowe
Barnaamijka Doodda Gaaban oo Hargeysa inooga yimid ayaa ka hadlaya ka habboon in Afka Soomaaliga wax lagu barto iyo in af kale oo ajnabi ah wax lagu barto
Dunida waxaa maanta laga xusayaa maalinta deegaanka. Somaliland ayaa xuska maalintan darteed sheegtay inay beertay 20 kun oo Geed.
Cawayska Washington waxaan idiinku haynaa qodobo xiiso badan iyo waliba fannaanka Max'ed Xasan Xuseen Lafoole
12 qof oo 11 ay dumar yihiin ayaa dhintay kaddib markii ay qaadeen daadad ka soo rogmaday tog ku yaalla galbeedka Somaliland
Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa 4 sanno iyo ganaax lacageed ku xukuntay nin Jarmalka oo lagu eedeeyay falal anshaxa ka soo horjeeda