Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Turkiga oo Kulansiinaya Somalia & Somaliland


Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in dawladda Turkigu ay martigelin doonto wadahadallo ay yeeshaan dawladda Soomalaiya iyo Somnaliland laba todobaad gudaheed.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Maxamed Cabdullahai Cumar oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Hargaysa ayaa sheegay inay dhinacooda soo dhowaynayaan.

Wareysiga ayaa shirka jaraa'id kadib la hadlay VOA, wareysigiisana halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:27 0:00
XS
SM
MD
LG