Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu Dambeeyay Shrka Somalida ee Turkiga


Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamed iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa lagu wadaa maanta inay kulan ku yeeshaan magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Kulanka ayaa qeyb ka ah wada hadal gudi farsamo oo kala mataleyay labada dhinac ay labadii maalmood ee la soo dhaafay ku lahaayeen magaalada Istanbul ee isla dalkaasi.

Waxyaabihii ay isla garteen gudiyada farsamo ayaa la filayaa in si rasmi ah loogu dhawaaqo maanta marka ay madaxda labada dhinac kulmaan ka dib.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:05 0:00
XS
SM
MD
LG