Madaxweyne Biden ayaa magacaabay Larry André Jr, oo ah rug caddaa muddo badan soo shaqeynayay. André ayaa hore u ahaa safiirka Mareykanka ee Jabuuti intii u dhaxeysay November 2017 illaa January, 2021, isaga 2014 kii ilaa 2017 soo noqday safiirkii Maraykanka ee dalka Mauritania
No media source currently available