Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khudaarta iyo geed miroodka Soomaaliya looga soo dhoofiyo dibadda oo caqabad ku haya wax soo saarka beeraleyda Soomaaliyeed ee gudaha.
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo khilaafka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland.
Barnaamijka Galka Baarista, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay danaha Turkiga ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, oo uu aad u maal-gashto iyo halista ku iman karta, haddii xiisadda labada dal ee ku yaalla Geeska Afrika ay faraha ka baxdo.
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay salka ku hayso xaaladda cakiran ee Beledweyne, oo laga cabanayo 30 isbaaro, saddex calan oo midka HirShabeelle uu ka mid yahay iyo labada madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeenka HirShabelle.
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; dhibaatada Soomaalida ka haysata helista dal-ku-galka India, si ay u helaan daryeel caafimaad.
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; heerka xanuunka HIV/AIDS ee Soomaaliya iyo tiro-koobkii ugu dambeeyey ee laga soo saaray. Waxaan sidoo kale ku eegeynaa dhibaatada iyo takoorka ay la kulmaan dadka qaba xanuunkan.
Kuwo kale