Xiriirka kubadda cagta ee England, Ra'isul Wasaaraha Britain Borris Johnson, kooxaha kala duwan ee bulshada, xiriirka k/cagta ee Yurub ayaa waxay dhammaan cambaareyeen farriimo qoraal ah oo baraha bulshada la soo mariyay, kuwaas oo lagu oo cunsuriyeeyay cayaaryannada madowga ah ee xulka Ingiiriiska.