Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Goolhaye Jeylaani Khaliif oo geeriyooday


Xulki Qaranka ee Soomaaliya
Xulki Qaranka ee Soomaaliya

Waxaa Isniintii shalay magaalada Afgooye ku geeriyooday, ALLAH ha u naxariistee, Jeylaani Khaliif oo ahaa Goolhayihii hore ee kooxda kubadda cagta Horseed iyo Xulka Qaranka Soomaaliya.

Jeylaani Khaliif oo lagu nanaaneesi jiray “Baba Jeey” ayaa lagu tilmaamaa in uu ahaa goolhayihii ugu fiicnaa ee soo maaraya kooxihi kubbada cagta Soomaaliya, isaga oo xulka qaranka u saftay in ka badan 100 kulan.

Haddaba, Nuur Xasan Nuur ayaa goor dhaweyd khadka telefoonka kula xiriiray Aweys Muuse Arboow “Aweys Fuundi” oo ay ka wada tirsanaayeen kooxda Horseed iyo xulka qaranka Soomaaliya, kuna nool magaalada Atlanta ee dalkan Mareykanka.

Goolhaye Jeylaani Khaliif oo geeriyooday
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG