Barnaamijka Caweyska Dhadhaab, waxaaan toddobaad kasta kusoo qaadano arrimaha sida gaarka ah u taabanaya nolosha dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya.