Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Waa kuma Jehad Serwan Mostafa?


Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Jehad Serwan Mostafa oo ah muwaadin Mareykan ah oo ka tirsan Al-Shabaab islamarkaana xilal kala duwan kooxda ka qabtay. Dowladda Mareykanka ayaa dhowaan cusbooneysiisay abaal-marin 5 milyan oo dollar ah oo madaxiisa la dul dhigay. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:22:44 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG