Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa maanta dib u bilaabay inay mas’uuliyadaha amniga ku wareejiyaan ciidamada dawladda Soomaaliya, goobo la cayimay oo ka mid ah dalka oo ay ku jirto Muqdishu
Mas’uuliyiinta Maamul goboleedka Puntland ayaa ka hadlay markab la sheegay in maalintii Jimcaha ay fuuleen dad lagu tuhmayo inay yihiin burcad badeed.
Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay sida dadka Soomaalidu ay u arkaan deyn cafintii toddobaadkan dalka Somalia loo sameeyey.
Aragtidan dawladda Maraykanka ayaa sii soofeynaysa farqiga u dhexeeya Maraykanaka iyo Israel oo ay xulufo yihiin, marka laga hadlayo dhulka reer Falastiin, ka dib dagaalka Israel iyo Xamaas u dhexeeya.
Barnaamijka Ammuuraha Mareykanka waxa aan todobaadkan ku eegaynaa, heshiiskii maalintii Axadda ay wadagaareen wadamada xubanaha joogtada ka ah Golaha Ammaanka ee QM oo uu wehliyo dalka Jarmalka iyo Wadanka Iran ee Hubka Nuclear-ka.
Barnaamijka waxaan kaga hadleynaa siyaasadaha Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ee ku aadan shaqooyinka iyo samata bixinta dhaqaalaha Mareykanka, iyo barnaamijka caafimaadka ee Obama
Barnaamijka Ammuuraha Islaamka waxa aynu todobaadkan ku eegeynaa dagaalada ka socda wadanka Syria khatarta ay ku hayaan goobaha taariikhiga ah ee dalkaas.
Barnaamijka Ummuraha Islaamka ee todobaadkan waxa aynu ku eegeynaa, wadahadalo ay Reer Galbeedka iyo Ruushku ugu baaqeen kooxaha iska soo horjeeda ee wadanka Syria inay ku yeeshaan magaalada Geneva ee dalka Switzerland.
Barnaamijka Ummuuraha Mareykanka ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay shir ay yeesheen Ururka Bunduqleyda Qaranka Mareykanka oo ka dhacay magaalda Houston ee gobalka Texax.
Hay’adda u doodda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch, ayaa ku baaqday in shirka London ee looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya xoogga lagu saaro xuquuqda Aadanaha iyo ilaalinta amniga haweenka iyo caruurta.
Barnaamijka Ummuuraha Islaamka ee todobaadkan waxaan ku soo qaadaneynaa Bulshooyinka Sunniga iyo Shiicada ah ee Bariga Dhexe oo is-afgaranwaa hor lihi uu ka soo dhex cusboonaadey.
Barnaamijka Ummuuraha Islaamka ee todobaadkan waxaan ku soo qaadaneynaa, hannaanka gacan ka hadalka ah ee ururada islaamiga ah ma yahay jidka ugu haboon ee lagu gaari karo hab maamul.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaada waxa uu ku saabsan yahay shirka Somalia iyo Somaliland uga socda dalka Turkiga waxa uu uga duwan yahay kuwii ka horeeyey iyo waxa ay noqon karaan inay labada dhinac ku heshiiyaan.
Barnaamijka Arrimaha Islaamka ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Falaagada ka dagaalanta wadanka Syria oo lagu magacaabo Jabhatu Nusra iyo Ururka Al-Qaida oo todobaadkii dhawaa ku dhawaaqay inay midoobeen.
Barnaamijka Arrimaha Maraykanka ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay fanaaniin caana oo Mareykan ah oo booqday dalka Cuba oo aan xiriir toos ah la laheyn dalka Mareykanka, iyo xubno ka tirsan Aqalka Congress-ka oo dood ka keenay.
Barnaamijka Faaqidaadda todobaadka waxa uu ku saabsan yahay kQalalaasaha Siyaasadda ee Maamul-goboleedka Puntland
Dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo maleeshiyo deeggaanka ah ayaa galabta ka dhacay duleedka magaalad Buuhoodle.
Kuwo kale