Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Shirka Somalia iyo Somaliland

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaada waxa uu ku saabsan yahay shirka Somalia iyo Somaliland uga socda dalka Turka waxa uu uga duwan yahay kuwii ka horeeyey iyo waxa ay noqon karaan inay labada dhinac ku heshiiyaan.

Barnaamijka oo uu isku soo duway soona jeedinayo Maxamed Cabdi Xasan Sandheere halkan hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:41:51 0:00
This item is part of
XS
SM
MD
LG