Turkiga iyo Talyaaniga ayaa doonaya inay sare u qaadaan galaangalkooda iyo saameynta ay ku leeyhiin Africa, xag dhaqaale iyo mid diblomaasiyadeedba.
Falanqeeyaasha ayaa sheegaya in labada dhinaca ay fursad u arkaan hoos u dhaca ku yimid saameyntii Faransiiska ee qaaradda, taasoo abuureysa wada-shaqeyn dhex marta xukumadaha Rome iyo Ankara.
Dorian Jones ayaa warkan kasoo diray Istanbul, Sahra Cabdi Axmed ayaa soo koobaysa.
Madal