Koonfurta Sudan ayaa bari noqonaysa dalkii ugu danbeeyay ee Qaarada Africa, isagoo ka go'i doona dalka Sudan.
Koonfurta Sudan ayaa noqnaysa dalkii ugu danbeeyay ee qaaradda Africa
Waa qeybtii saddexaad ee barnaamijyo gaar ah oo aan uga hadlayno Koonfurta Sudan oo Sabtida noqonaysa dal cusub.
Maalinta Sabtida ee berri ah Koonfurta Sudan ayaa noqonaysa dalkii ugu danbeeyay ee Qaaradda Africa.
Ugu yaraan 7 qof ayaa dhintay, 49-kalana way ku dhaawacmeen dagaallo xooggan oo ka dhacay qaar ka tirsan xaafaddaha Muqdisho.
Afhayeenka AMISOM Major Bahuko ayaa sheegay in kooxaha mucaaradku ay qorsheynayaan weeraro lagu qaado goobaha dadweynaha ee Muqdisho.
Hay'adda Human Rights Watch ayaa si adag u cambaaraysay tacadiyada ururka Al-Shabab uu u geysto dadka ku nool Koonfurta Soomaliya.
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa soo saaray amar lagu xayirayo hantida kooxaha mayalka adag ee Soomaaliya.