Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Arrimaha Islaamka


Barnaamijka Arrimaha Islaamka ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay falaagada ka dagaalanta wadanka Syria ee lagu magacaabo Jabhatu Nusra iyo Ururka Al-Qaida oo todobaadkii dhawaa ku dhawaaqay inay midoobeen.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Yuusuf Abiikar Maxamed oo ku takhasusay siyaasadda Islaamka, waxa uuna Yuusuf ku sugan yahay magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota.

Barnaamijka oo dhan halkan ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:01 0:00
XS
SM
MD
LG