Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Arrimaha Maraykanka


Barnaamijka Arrimaha Maraykanka ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay fanaaniin caana oo Mareykan ah oo booqday dalka Cuba oo aan xiriir toos ah la laheyn dalka Mareykanka, iyo xubno ka tirsan Aqalka Congress-ka oo dood ka keenay.

Fanaaniinta booqashada ay ku tageen dalka Cuba uu muranku ka taagan yahay, ayaa ah Beyonce iyo seygeeda JZ oo sanad guuradii shanaad ee guurkooda ugu dabaaldagay magaalada Havana ee dalkaas.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:25 0:00
XS
SM
MD
LG