Senator-ka laga soo doorto gooblka Massachusetts Elizabeth Warren ayaa ka hartay tartanka doorashada madaxweynaha Mareykanka ee dimoqraadiga, kadib markii ay ku fashilantay inay xitaa hal gobol, oo uu ku jiro gobolkeeda, ku guuleysato maalintii Super Tuesday.