Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Beelo Dirirsanaa 20 Sano oo Heshiiyey


Boosaaso
Boosaaso

Heshiiska ayaa ka dambeeyey kadib markii waxgaradka labada beelood ay iskood ugu dhiiradeen in ayagu dhameeyaan colaadda dhexmartay.

Magaalada Boosaaso waxaa maanta ka dhacay kulan lagu soo bandhigay in la soo afjaray colaad u dhaxaysay laba beelood oo wada dega gobkla Bari ee Puntlaand.

Labadan beelood ayaa waxa ay diri dhextiil muddo labaatan sano ah, ayaga oo iska dilay dad badan, hantina kala haystay.

Heshiiska ayaa ka dambeeyey kadib markii waxgaradka labada beelood ay iskood ugu dhiiradeen in ayagu dhameeyaan colaadda dhexmartay.

Wadahadallada heshiiska lagu gaaray ayaa magaalada Boosaaso ka socday muddo 45 maalmood ah.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamacoo kulaankaas goob joog ka ahayd ayaa warbixintaan nooga soo dirtay.

Beelo ku heshiiyey Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00


XS
SM
MD
LG