Qaybta 5-aad ee barnamijyada taxanaha ah, ayaa waxa ay ku saabsan tahay marxaladihii ay soo mareen gobollada waqooyi ama Somaliland, kadib markii dowladdii militari ay burburtay 1991-kii
Qaybtii 4-aad ee barnamijyadaasi taxanaha ah, ayaa waxa ay ku saabsan tahay xaaladda dalka Soomaaliya, gaar ahaan Koonfurta, kadib markii dowladdii militari ay burburtay 1991-kii.
Qaybtii 3-aad ee barnamijyadaasi taxanaha ah, ayaa waxa ay ku saabsan tahay kadib xornimadii taariikhdii dalka iyo wixii dhacay intii u dhaxeysay 1969-kii illaa 1990-kii.
Qaybta labaad ee barnamijyada taxanaha ah ee 60 guuradda xoriyadda, ayaa waxaan ku eegaynaa xornimada gobollada Waqooyi iyo Koonfur iyo Midowgooda.
Qaybta koowaad ee barnamijyada taxanaha ah ee 60 guuradda xoriyadda,waxa ay ku saabsan tahay xaaladda nololeed dadka Soomaalida kahor inta aanu gumeystaha iman iyo halgankii ay usoo galeen xoriyadda.