Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamij gaar ah: Xuska 60 guuradii xorriyadda Soomaaliya (Qeybtii 4-aad)


Calanka Soomaaliya

Sida aad la socotaanba, 60 sano ayaa ka soo wareegtay markii ay Soomaaliya xorriyadda qaadatay. Hadaba laanta Af-Somaliga ee VOA waxay idiin diyaarisay barnaamijyo taxane ah, oo aanu ku eegayno xiligii gumaysiga iyo ilaa 60-ka sano ee ka dambeeyey.

Qaybtii 4-aad ee barnamijyadaasi taxanaha ah, ayaa waxa ay ku saabsan tahay xaaladda dalka Soomaaliya, gaar ahaan Koonfurta, kadib markii dowladdii militari ay burburtay 1991-kii. Waxaa barnaamijka isku soo agaasintay Sahra Ciidle, waxaana qeybta Muqdisho kusoo diyaariyey Xasan Kaafi Qoyste.

please wait

No media source currently available

0:00 0:29:01 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG