Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamij gaar ah: Xuska 60 guuradii xorriyadda Soomaaliya (Qeybtii 2-aad)


Calanka Soomaaliya

Sida aad la socotaanba, 60 sano ayaa ka soo wareegtay markii ay Soomaaliya xorriyadda qaadatay. Hadaba laanta Af-Somaliga ee VOA waxay idiin diyaarisay barnaamijyo taxane ah, oo aanu ku eegayno xiligii gumaysiga iyo ilaa 60-ka sano ee ka dambeeyey.

Qaybtii labaad ee barnamijyadaasi taxanaha ah ayaa waxaan ku eegaynaa xornimada gobollada Waqooyi iyo Koonfur iyo Midowgooda. Barnaamijyadan waxa soo diyaarisay oo inoo soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

please wait

No media source currently available

0:00 0:22:21 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG