Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamij gaar ah: Xuska 60 guuradii xorriyadda Soomaaliya (Qeybtii 5-aad)


Calanka Soomaaliya
Calanka Soomaaliya

Sida aad la socotaanba, 60 sano ayaa ka soo wareegtay markii ay Soomaaliya xorriyadda qaadatay. Hadaba laanta Af-Somaliga ee VOA waxay idiin diyaarisay barnaamijyo taxane ah, oo aanu ku eegayno xiligii gumaysiga iyo ilaa 60-ka sano ee ka dambeeyey.

Qaybta 5-aad ee barnamijyada taxanaha ah, ayaa waxa ay ku saabsan tahay marxaladihii ay soo mareen gobollada waqooyi ama Somaliland, kadib markii dowladdii militari ay burburtay 1991-kii. Waxaa barnaamijka isku soo agaasintay Sahra Ciidle, waxaana qeybtan Hargeysa kusoo diyaariyey Khadar Maxamed Cakule.

Barnaamij gaar ah: Xuska 60 guuradii xorriyadda Soomaaliya (Qeybtii 5-aad)
please wait

No media source currently available

0:00 0:18:18 0:00


XS
SM
MD
LG