Shirka guud ee golaha loo dhanyahay ee qaramada Midoobay ee ka Socda Magaalada New York ayaa arrimaha sanadkan culayska la saaray waxaa ka mid ah arrinta qaxootiga caalamka.
Wasiirka Amniga ee dalka Kanada, Ralph Goodale ayaa magaalada Edmonton ee gobolka Alberta kula kulmey dadweyne uu kala tashanayey sidii wax looga badali lahaa sharciga numberkiisu yahay C-51 ee ay dowladi hore sameysan.
Madaxaweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa wareegto uu soo saaray isku shaandhayn ku sameeyey qaybo ka mid ah maamulkiisa.
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo sheegey inuu Qarax ka Badbaadey
Madaxweynaha Puntland waxa uu sheegay in Puntland aysan aqbalin in aqalka hosoe ee baarlamanka lagu soo dhiso nidaamka 4.5.
Wasiirka ayaa ka qeyb galaya shir ku saabsan qaabka loo wadaagayo khayraadka iyo shidaalka dalka Soomaaliya.
Taliyaha waxa uu dawladda Maraykanka waydiistay in tababar la siiyo saraakiisha ciidanka booliiska Soomaaliyeed.
Xaaladda magaalada Gaalkacayo ee badhtamaha Soomaaliya ayaa degganayd maanta kaidb dagaalladii shalay halkaais ka dhacay oo ay ku dhintene ugu yaraan 7 qof, in ka badan 30 kalena ay ku dhaawacmeen. Magaalada waxa aku suganw afdi ka socda dawladda federaalka
Wareysiga ayaa Taliyaha Nabad-Sugidda Soomaaliya Gen. Cabdiraxmaan Tuuryare waxa uu kaga hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin xaaladda amniga ee Muqdisho iyo amarro cusub oo dowladda ay soo rogtay.
VOA-da ayaa weydiisay ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid caqabadda dowladda ka heysata ka hortagista weerarada ka dhanka ah hoteellada.
Kuwo kale