Dalkan Mareykanka ayaa u baroordiiqey shaley, September 11 shan iyo toban guuradii kasoo wareegatey markii la weeraray daarihii Mataanaha ee New York oo 3,000 ruux ah ay ku dhinteen. Gobolka Pennsalvania baadiyihisa iyo wasaarada Gaashaan dhiga labo diyaaraddood ayaa ku dhacay. Maalintan ay dadku baroordiiqayaan ayey Ciidana kusoo beegantey.
Haddaba dareenka ciida iyo damqashada dadkan murugoonaya ayey Sahra Abdi Ahemd ka wareysatey Sheekh Xassan Jaamici oo joogo Mineasota waxuuse Sheekhu ku horeynayaa ahmiyada maalinkan ee Islaamka.
Halkan ka dhageyso: