Gen. Daahir Aden Cilmi “Indha Qarshe” oo wareysi siiyey VOA-da, ayaa warbixintaas ku tilmaamay mid aan waxba ka jirin oo la been abuuray.
Afayeenka AMISOM Paul Njuguna oo u waramayay VOA ayaa beeniyay in AMSIOM ay ka baxday saldhigyo ay kaga sugnaayeen gobolka Shabeelada Hoose. Wuxuu sheegay in tani qeyb ka tahay dib u qaabayn ay ku sameynayaan ciidankooda.
Warar iyo faahfahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay kooxda Al-Shabaab ku qaadeen degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellada Hoose, waxaana ka wareysanay guddoomiyaha Shabeellada Hoose C/Qaadir Maxamed Nuur Siidii.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cumar Hadliye oo maanta ka dhoofay magaalada London, ayaa wareysi uu arrimo badan kaga hadlay siiyey idaacadda VOA-da.
Tegitaanka Kaliil ee Garbahaarey, ayaa xiisad ka dhalisay magaalada, kadib markii ciidamada Ethiopia ee jooga magaalada ay isku hareereeyeen gurigii uu ku sugnaa Kaliil.
Indhaha Caalamka ayaa inta badan u weecday qaxootiga Suuriyiinta ah iyo kuwa kale ee dalalka carabta ee rabashaduhu ay ka jiraan ee soo buux dhaafshey dalalka Hungry, Austri iyo Germalka, si u helaan nolol iyo nabadgalyo.
Madaxweynaha Galmudug C/kariim Xuseen Guleed ayaa wareysigan uga hadlay arrimaha Ahlu-Sunnada Dhuusamareeb, xiisadda kala dhaxeysa Puntland iyo waliba sida uu u arko mooshinka laga keenay madaxweynaha Soomaaliya.
Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, General Cabdulqadair Sheekh Cali Diini, ayaa beeniyay in ciidamo Itoobiyaan ah oo aan ka tirsaneyn AMISOM ay joogaan Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan wuxuu sheegay in xildhibaannada wada mooshinka isaga ka dhanka ah la garanayo taariikhda ay ku lee yihiin siyaasadda Soomaaliya, islamarkaana aanay Soomaaliya hakin karin.
Garoonka cusub ayaa waxaa dhagax dhigay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Todobaadkan ayaa dowladda federaalka ee Soomaaliya laga sugayaa in ay soo gudbiso qorshihii looga gudbi lahaa 2016-ka.
Kuwo kale