Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qulqulka Qaxootiga ee Qaaradda Yurub


Indhaha Caalamka ayaa inta badan u weecday qaxootiga Suuriyiinta ah iyo kuwa kale ee dalalka carabta ee rabashaduhu ay ka jiraan ee soo buux dhaafshey dalalka Hungry, Austri iyo Germalka, si u helaan nolol iyo nabadgalyo. Kumanaanka qaxootiga ee Suuriyiinta u badan ayaa soo jiitey dareenka beesha calaamka waxaana awooddii caawinaad laysugu geeyey dadkaasi.

Qaxooti tiro yar oo ay Somalidu ka mid tahay ee ka yimid Africa ayaa sheegaya in xaaladu ku xuntahay in loo garaabana ay la’yihiin sidii ay hore u filayeen. Faysal Daud oo la socdey qaxootiga Suuriyiinta ah joogayna 20 cisho Austri iyo Maxamed Xassan ayaa labaduba iyagoo kuwada jira Teendho xero qaxooti ah waxey uga warameen Sahra Abdi Ahmed xaaladooda nolosha.

Qabta hoose ka dhageyso wareysiyo arrintaa la xiriira.

QAXOOTIGA YURUB #1
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:38 0:00
QAXOOTIGA YURUB #2
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:46 0:00

XS
SM
MD
LG