Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Falanqeyn qorshaha hiigsiga 2016-ka


Qariiradda Somalia oo Muqdisho ay ka muuqato
Qariiradda Somalia oo Muqdisho ay ka muuqato

Todobaadkan ayaa dowladda federaalka ee Soomaaliya laga sugayaa in ay soo gudbiso qorshihii looga gudbi lahaa 2016-ka. Dowladda ayaa horey u caddeysey in aysan dhici karin doorasho qof iyo cod ah, balse taas baddalkeeda waxaa laga sugayaa qorshihii lagu baddali lahaa ee keeni lahaa dowlad baddasha tan hadda jirta.

Falastin Axmed Iiman ayaa haddaba arrimahaas ka wareysatey Eng. Cabdirahman Cumar Cusmaan Yariisow oo horey suoo noqdey wasiir iyo la-taliyaha madaxweynaha xilka haya Xasan Sheekh Maxamuud.

Ugu horeyna waxa ay weydiisey bal nooca qorshe ee laga fili karo dowladda in ay soo gudbiso ka hor maalinta sabtida oo ah waqtiga kama dambeysta ah ee loo qabtey.

Hoos ka dhageyso wareysiga.

Wareysiga Injineer Yariisow
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:21 0:00
XS
SM
MD
LG