Wariyaha Telefishinka Al-Jazeera Maxamed Fahmi ayaa laga yaabaa in laga sii daayo xabsi ku yaala dalka Masar , ka dib markii uu ka tanasulay dhalashadiisii Masar.
Hey’adda Dambi Baarista Mareykanka ee FBIda ayaa qamiistii shalay ku dartay liiskeeda dadka argagixisanimada ay u doon dooneyso, Muwaadin Somalia Mareykan ah oo lagu magacaabo Liibaan Xaaji Maxamed.
Shir madaxeedka 24aad ee Madaxweynayaasha ururka Midowga Africa ayaa saakay ka furmaya magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia.
Malaayiin qof oo ku nool magaalooyinka dhaca xeebaha Bari ee dalkan Mareykanka ayaan saakay aadin shaqooyinkooda iyo iskuuladii, kumanaan duulimaad ayaa la baajiyay, waxaana weli xiran khadadka tareenada
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay shirkii 53aad ee Wasiirrada Arrimaha Dibedda dalalka IGAD oo sanadkan lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Baarayaasha ku howlan weerarkii Arbacadii lagu qaaday xarunta wargeyska Faransiiska ee Charlie Ebdo ee magaalada Paris ayaa sheegay in mid ka mid ah labadii nin ee weerarka geystay uu tababar ku soo qaatay Yemen.
Weerar ka dhacay xarunta Majallad Wareed ka soo baxda dalka Faransiiska oo la yirahdo, Charlie Hebdo, ayaa lagu dilay 12qof shan qof oo kalena si xun ayaa loogu dhaawacay si uu sheegay Booliska.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Ra’isul Wasaaraha Cusub ee Somalia u mgacaabay Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, oo soo noqday Ra'iisul-wasaare haatanna ahaa safiirka Soomaaliya ee Maraykanka.
Maxaa u sahlay al-shabab inay sii xoojiso weerarada Kenya? Weeraradii ugu dambeeyayse maxey kaga duwanyihiin kuwii hore? Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan ku eegaya.
Mooshinka ay dhawaan xukumadda ka soo gudbiyeen xubno ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, ayaa saakay mar kale la filayaa in la hor geeyo xubnaha Baarlamanka.
Koox la socota arimaha syira ayaa sheegtay in in ka badan 660 qof ay ku dhinteen dagaalka mudada bisha ka badan ka socda magaalada Kobani ee ku taala xuduudda waqooyi ee Syria iyo Turkiga.
Xukumadda Ukraine Iyo Falaagada ayaa gaaray heshiis xabbad joojin ah wadahadallada uga socda Belarusia, kaasoo lagu soo afjarayo colaadda ka taagan bariga Ukraine.
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareyakanka ayaa sheegtay in weerar ay ka fuliyeen koonfurta Somalia ay la beegsadeen hogaamiyaha Ururka Al-shabab Axmed Godane
Dhaq dhaqaaqii ganacsiga suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa ilaa iyo shalay hakad uu ku yimid, iyadoo ganacsatadu ay ka cabanayaan canshuuro laga qaado.
Maleeshiya Islaami ah oo fadhigeedu yahay magaalada xeebeedda Misrata ee dalka Libya ayaa sheegatay inay qabsatay gegida dayuuradaha caalamiga ah ee Tripoli
Barnaamijkeena Martida makaroofanka waxaa todobaadkan marti ku ah Madaxweyne ku xigeenka MKG ah ee Jubba, Cabdulqaadir Xaaji Maxamed (Luga-dheere)
Afhayeen u hadlay xarunta dhexe ee ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa u sheegay VOA shalay in tiro xadidan oo isugu jira taba barayaal, la taliyeyaal iyo ciidamo ay Mareykanka ka joogaan Somalia.
Diyaarad qaad u sidday magaalada Muqdisho ayaa burburtay daqiiqado yar kaddib markii ay ka kacday garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi. Afar qof oo saarnaa diyaarada ayaa ku dhintay shilkaasi.
Maxkamadda Gobolka Hargeisa ayaa xukun xarig ah ku riday maanta oo Arbaca ah guddoomiyihii wargeysyada Haatuf iyo Somaliland times Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo tafatirihii wargeyska Axmed Cali Cige.
Qarax ka dhashay mab lagu soo xiray gaari oo maanta ka dhacay Isbitalka Keysaney ayaa waxaa ku dhintay kalkaaliye caafimaad laba qof oo kalena wey ku dhaawacmeen
Kuwo kale