Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku Dhintay Diyaarad ku Burburtay Nairobi


Dayuurad kuwa xamuulka qaada ah ayaa ku dul bur burtay dhismo ku yaala magaalada Nairobi, shilkaas oo ay ku dhinteen afartii qof ee saareyd dayuuradda.

Dayuuraddan ayaa ku dhacday dhismo laba dabaq ka kooban oo ay ku yaalaan dukaamo yar yar, wax yar ka dib markii ay ka duushay garoonka weyn ee magaalada Nairobi, Kenyatta International Airport, gelinkii hore ee maanta.

Dayuradda ayaa holacday, waxeyna bur burisay qeyb ka mid ah dhismaha oo basbeelay.

Baarayaasha ayaa sheegay in laga yaabo in dayuuraddu ay ku dhacday baale koronto ka hor inta aysan burburin.

Dayuuraddan ayaa siday qaad ku sii jeeday Somalia.

XS
SM
MD
LG