Barnaamijka Caweyska Washington waxaa marti ku ah Fanaanka Shriif Cusmaan Maye 'Shariif Jeeg" oo caan ku ah masraxa iyo majaajilada banaadiriga.
Barnaamijka Caweyska waxaad ku dhageysan doontaan Q. 3aad ee wareysigii fanaanka Cabdirisaaq Axmed Faarax 'Gaadaco' iyo sheekooyin xiiso leh.
Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku dhageysan doontaan qeybtii 2aad ee wareysigii fanaanka Cabdirisaaq Axmed Faarax 'Gaadaco' iyo sheekooyin xiiso leh.
Cawayska Washington waxaan idiin ku haynaa; masaajidka Sacad Binu Abi Waqaas ee ku yaala Shiinaha, Isticmaalka khaldan ee Taleefonada Iyo qeybtii labaaad uguna danbeysay ee wareysiga fannaanada Xaawo Kiin.
Barnaamijka Cawyeska ee Caawa waxad kaga bogan doontaan qeybtii 3aad ee wareysigii Luul Jeylaani iyo qubanayaal kale oo xiiso badan
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Max’uud Axmed Tarsan ayaa Farxad u soo hoyatay Muqdisho ku macneeyay duulimaadka shirkadda Turkish Airlines
Maydadka 15 ka mid ah tahriibayaal Soomaali ah oo la la'aa ayaa laga helay Libya, 12 waa haween, waxaa ku jirtay gabadh yar iyo 2 nin.
Barnaamijka waxaan idiin ku haynaa qodobo xiiso badan iyo wareysiyo aan la yeelanay Abwaan Cali Dagaal Xayd iyo hal-abuure Luqmaan Q2aad
Walaaca laga qabo iney xirmaan shirkaddaha xawaaladaha ayaa sii kordhaya iyadoo ay shirkaddu haystaan ilaa 30 bishan December
Guddoomiyaha Baarlamaanka, Shariif Xasan Sheekh Adam ayaa sharci-darro ku tilmaamay xannibaadii shalay loo geystay xubnihii baarlamaanka
Braanmijka todobaadka waxaa marti u ah guddoomiyaha Baarlamaanka DFKMG Sh Aadan Madoobe.