Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tarsan: Muqdisho Waa u Farxad.

Guddoomiyaha gobolka Benaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, Max’uud Axmed Tarsan ayaa soo dhaweeyey duulimaadka maanta shirkadda Turkish Airlines ay ka bilowday Muqdisho, Caasho Cuud ayaa khadka taleeofnka ee Muqdisho kula xiriirttay, Maxuud Tarzan, waxayna ugu horreyn weydiisay bal waxay Muqdisho uga dhigan tahay in diyaarad caalami ah oo ganacsi ay duulimaad ka bilowdo.

This item is part of
XS
SM
MD
LG