Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shariif Xasan: Oo ka Hadlay Xayiraadii Xildhibaanada

Shariif Xasan: Oo ka Hadlay Xayiraadii Xildhibaanada
Shariif Xasan: Oo ka Hadlay Xayiraadii Xildhibaanada

Guddoomiyaha Baarlamaanka, Shariif Xasan Sheekh Adam ayaa sharci-darro ku tilmaamay xannibaadii shalay loo geystay xubnihii baarlamaanka

Guddoomiyaha Baarlamaanka, Shariif Xasan Sheekh Adam ayaa sharci-darro ku tilmaamay xannibaadii shalay loo geystay xubnihii baarlamaanka ee doonayey inay u dhoofaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya si ay uga qeyb galaan tababar ku saabsan arrimaha doorashooyinka.

Wareysiyo arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso

This item is part of
XS
SM
MD
LG