Barnaamijka Caweyska waxaad ku dhageysan doontaa Q. 3aad wareysigii fanaanka Cabdirisaaq Axmed Faarax 'Gaadaco' iyo sheekooyin xiiso leh.
Barnaamijka oo ay isku soo duba-riday soona jeedineyso Caasho Ibrahim Aadan 'Caasho-Cuud' halkan hoose ka dhageyso.