Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida Makrafoonka


Barnaamijka Martida Makrafoonka
Barnaamijka Martida Makrafoonka

Braanmijka todobaadka waxaa marti u ah guddoomiyaha Baarlamaanka DFKMG Sh Aadan Madoobe.

Guddoomiyaha ayaa ka hadlay dowladaha dariska oo xarriga u geysta xubnaha ka tirsan baarlamaanka oo ay ugu dambeysay laba ka mid ah mudanayaasha baarlamaaka oo wali ku jira gacanta dowladda Ethiopia.

Guddoomiye Aden Madoobe ayaa tilmaamay in beesha caalamku ay ka gaabisay ballan qaadkii ay u samaysay DKMG .

Waxaana uu xusay in xildhibaanadu ay mudanyihiin in lagu bogaadiyo xaaladda adag iyo amaan xumida jirta ee ay u badheedheen in ay ku shaqeeyaan.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso midigta sare boggan.

XS
SM
MD
LG